Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa balan qaaday in Ciidamada Dowladda Itoobiya ee kusugan Gudaha Soomaaliya iyo kuwa Dowladda Federaalka aysan marnaba ka aamusi doonin Kooxaha wax qarxiya ee soo weeraraya Ciidamadaasi. Madaxweynaha oo ...
War kasoo baxay Hey’adda ICRC oo iyadu wax badan gacan ka geysata daaweynta dadka kusoo dhaawacma Dagaalada Dalka Soomaaliya guud ahaan kasocda ayaa waxa ay sheegtay in Bishan February dad ... [full story]
Labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa magaalada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa ka soconayay kulamo isdaba joog ah oo looga gol lahaa sidii loo caawin lahaa qoysas ku ... [full story]
Tan iyo markii ay Magaalada Muqdisho isaga baxeen Golaha Maxaakimta ayna soo galeen Ciidamada Dowladda Itoobiya oo ay wehliyaan kuwa Dowladda Federaalka ayaa waxaa ka dhacayay Magaalad Qaraxyo fara badan ... [full story]