|
Dhamaan ehelada Reer Mohamed Abuukar Maxaat (Jaziira) waxaay tacsi u dirayaan Geeridii naxdinta laheeyt ee ku timid Adeerkood Abdirisaaq Abuukar (Bafadal). marxuumka Allaha u naxariisto, Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna
samir iyo iimaan Allaha kasiiyo. Aamin Aamin. Waxaa tacsiyadani si gaar ah u diraya Dhamaan Qooyska Mohamed A. Maxaat
Qaas ahaan Cabdalla Mohamed Abuukar, Cabdirahmaan M. Abuukar, Abdirashiid M Abuukar (Maxaat) iyo Aweeys M.Abuukar (Maxaat) marxuumka wuxuu dhintay Dec 24,2024 Asaga oo saaran diyaarad korkeeda ka dib markii uu ka soo laabtay Cimrah
Sidoo kale Waxaa |