Webpage Design
Al-Jebra learning
Qur'an Learning
Somali Radio
 
Somali Linkz
• Aflax-online
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• Axadle.com
• Aayaha.com
• Baraawe Post
• Boondheere.com
• Banaadir.org
• Bartamaha.com
• Biyo kulule.com
• Calanka.com
• Ceelbuuronline
• Dhagaweeyne
• Dadkeyga.com
• Diinsoor.com
• Jowhar.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Siinay.com
• Somaliroots
• Somali weyn
• Xiddigaha.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
 
Guddoomiyaha Gollaha Maxkamadaha Sheekh Shariif oo ka degay dalka Yeman
Posted to the Web Feb 03, 24:23

Guddoomiyaha Gollaha Maxkamadaha Sheekh Shariif oo ka degay dalka Yeman
Posted to the Web Feb 03, 24:23

Boondheere.com, 04 Feb. 2007 - Wararka saakay naga soo gaaraya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in guddoomiyaha gollaha fulinta Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Sanca ee dalka Yeman.

Socdaalka Sheekh Shariif ku tegay Yeman ayaa la sheegay in uu ku yimid martiqaad rasmi ah oo uu ka helay madaxweynaha dalka Yeman Cali Cabdalla Saalax.

Socdaalka Sheekh Shariif ayaa qeyb ka ah dedaalo nabadeed oo ay wadaan wadamo dhowr ah oo ay Yeman kamid tahay, waxaana horay dalka Yeman ugu sugnaa mas'uuliyiin ka tirsan Maxkamadaha oo uu kamid yahay xoghayaha arrimaha dibadda Dr. Ibraahim Xassan Caddow.

Wixii kasoo kordha socdaalka Sheekh Shariif kala socda warsidaha

Boondheere.com

 
© Copy Rights By: Bilaajo.com 2007